Shiinaha iyo Nepal waxay leeyihiin xiriir ganacsi oo soo jireen ah, waxaana ka go'an xoojinta iskaashiga kaabayaasha isdhexgalka, maalgashiga dhaqaalaha iyo ganacsiga, iyo meelaha kale ee hoos yimaada qaabka "Suunka iyo Waddada", dhisidda iskaashi dhammaystiran oo faa'iido u leh labada dhinac.
Sii akhri